Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea iyo Wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho (Sawirro)

Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Eritrea Cusmaan Saalax. Wafdigan ka socday dowlada Eritrea waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno katirsan golaha Wasiirada. Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea iyo wafdiga la … Continue reading Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea iyo Wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho (Sawirro)